Jabuuti oo lagu taageeray olalaha ay ugu jirto kursiga Afrika ee Qaramada Midoobey

Dowlada Jabuuti ayaan wali ka rajo dhigin in dowlada Kenya kaga guuleesato tartanka ay ugu wada jiraan ku guuleesiga kursiga Afrika ee ka banaan Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay. Kenya ayaa horey ugu guuleesatay codeyntii ay midowga Afrika u qaadeen cida ku mataleysa kursiga ka banaan golaha amaanka ee Qaramada Midoobay, hasa ahaatee Jabuuti ayaa … Continue reading Jabuuti oo lagu taageeray olalaha ay ugu jirto kursiga Afrika ee Qaramada Midoobey